Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Axmed Cali Daahir Oo Marti ku ahaa Barnaamishka Sahanka Raadiyaha Oo Barqo kasta ka baxa...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxa uu...
Muqdishu Somalia – Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, waxa ay qabaneysaa maalinka Isniinta ah 7 September...
Muqdisho, 6 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta rasmi ahaan u furey tababarka...
Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Xildhibaan Mustaf Muqtaar Guudoow oo ka tirsan Baarlamanka Jamhuuriyadda Somaaliya ayaa shir jaraa'id oo maanta...
Xaflada oo ay ku qalinjabiyeen arday gaaraysa ilaa 100 ardayd oo ka baxday kuliyada shareecada islaamka ee Jaamacadda Bariga Africa...
Madaxweynaha: ‘’Waan ka tacsiyeynaya geerida 45-ka askari ee dowladda Imaaraadka looga diley Yemen iyagoo gudanaya waajibkooda’’ Muqdisho, 6 September 2015:...
Xafladan qado sharafta ee lagu sagootinayey ciyartooyda xulka Qaranka Soomaliyed ee kubadda cagta oo ay soo qaban qaabiyeyn mas’uliyiinta xirirka...
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay 20 arday oo ku guuleeystay deeq waxbarasho heer Jaamacadeed oo ay Dowladda Soomaaliya ka...
Banaanbaxan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu cambaareyay falalka wuxuushnimo ee ay maleeshiyada Kooxda UGUS ay ka geystaan gudaha Soomaaliya...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Afrax, oo ay weheliyaan Agaasimayaal, khubaro...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Cyril Ramaphosa....
Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa xarun cusub ka hirgelisay Xarunta Safarada Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika. Munaasabadda oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha Ururka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho