Kulan looga hadlayay sidii dhisme casri ah loogu bilaabi lahaa Dekadda Hobyo ee gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada...
Nimco Xasan Abiikar oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo xalay dhashay saddex cunug oo mataano ah ayaa ka codsatay dowladda iyo...
Shareecada Islaamku waa diin ku dhisan nidaam iyo kala dambeyn, waxayna diiddan tahay fowdada. Dalal badan oo ka mid ah...
Taliyaha Ciidanka Booliiska soomaaliyeed General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo wafdigi uu hogaaminayay oo ayaa Kulan la yeeshay dhigiisa dalka...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi oo...
Kulankani oo ahaa mid dhex maray Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyo Naafada ku nool degmada Gaalkcyo ayaa waxa uu ka dhacay...
Muqdisho – Isniin , November 09, 2015- Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer, Wasiiru dowlaha...
Munaasabad Lagu Soo Dhaweynayay Guddoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale ayaa galabta lagu...
Muqdisho, November 9, 2015-----Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi...
Madaxwweynaha Dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta kula hadlay aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada KGS ee...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehlinayay Xoghayaha Guud ee Guddiga,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho