Muqdisho, 08 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Entebbe, ee dalka Jamhuriyadda...
Maamulka magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa gaadiid loogu tala galay in looga qeyb qaato Nadaafadda, kala wareegtay Hay’ad fadhigeeda uu...
Muqdisho November 8, 2015…..Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho Marxuum Maxamed Axmed Gurxan...
Dowladda Soomaaliya ayaa mas’uuliyiinta Safaaradda Iiraan ee Soomaaliya ku wareejiyay muwaadiniin u dhashay Iiraan oo dhawaan laga soo furtay kooxo...
Guddoomiyaha ururka haweenka ee gobolka banaadir Jawaahir Baarqab oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee Degmada Warta nabadda ayaa...
Allaha u naxariistee waxa maanta magaalada Muqdisho aas Qaran loogu sameeyay Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo shalay kooxo hubeysan ay...
Xildhibaan Maxamed Xasan oo ka mid ah mudanayaasha ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in la soo...
Warbixin uu soo saaray xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadinimada QM ee OCHA ayaa lagu sheegay in ka badan 90,000 oo...
Madaxweynaha Kenya, Uhuro Kenyatta ayaa ka hadlay kulan uu la qaatay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo uu...
In ka badan 20 Arday oo Soomaali ah ayaa waxa ay maanta ka qalin jabiyeen Jaamacadda International Islamic Univeriti Malaysia...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si faahfaahsan u sheegay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho