Sareeya Gaas, Maxamed Xasan Xaamud Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Oo Dalka Ruwanda uga soo qeybgalay shirka booliska Addunka ee interbol...
M.weynaha Faransiiska Vladimir Putin ayaa hakiyey dhammaan duulimaadyadii ay diyaaradaha Xamuulka ee dalkiisa ku tagi lahaayee dalka Masar, ayada oo baarayaashu...
Wasaaradda Amniga Galmudug oo maanta 80 Askari tababar ugu soo xirtay Degmada Galinsoor kuwaasi oo ka mid naqonaya Ciidamada Booliska...
Munaasabadan lagu maamuusayay xuska 16 guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay Jaamacaddda SIMAD oo ku began 6-da November ee...
Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa sawirada Wasiirka Warfafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo howlo shaqo...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo si toos ah uga baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay maanta Baahida Caafimaad...
Dhismaha garoonkani oo bilihii ugu danbeeyayba soo soctay, ayaa ugu danbeyntii waxaa xarigga ka jaray guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan...
Guddoomiyaha Baarlamanka federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shalay ka hadlayay munaasabad ay ku qalin jabinayeen Arday dhameysatay...
Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay booqanaya xeryaha qaxootiga dhadhaab...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqday degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud halkaasoo si diirran loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si faahfaahsan u sheegay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho