Garoowe, July 19,2015 Horudhac Waxaa booqasho qaadatay 11 ilaa 19 julay 2015 ku yimid magaalada Garoowe ee caasimadda Dawlad Gobaleedka...
Munaasabaddaan ayaa waxaa Ka soo qeyb galay Wasiirra Katirsan Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Taliyaha Ciidanka Boliiska, Saraakiisha Hay’adaha Amniga, Maamulka...
Xafladan qalan jibinta ah oo ay ka soo qeybgaleen xubno ka socday golaha abwaanada Soomaaliyeed, maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda Soomaaliya,...
Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa maanta si kulul u cambaareeyay xarrigga Tifaftirihii iyo Agaasimihii Idaacada oo maamulka gobolka...
Howllgalo lagu xaqiijinaya Ammaanka ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan degmada Maxaas ee Gobolka...
Kudhawaad 500 oo Dhallinyaro ka yimid Qaaradda Afrika ayaa Tababar ku saabsan Hogaaminta Wanaagsan waxa uu uga furmay dalka Maraykanka, iyadoo...
Saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo ayaa ka waramay howlgallada ka socda deegaannada Gobolkaasi, iyadoo saraakiishu...
M.weynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Md Xasan Shiikh Maxamuud ayaa caawa casho sharaf u sameeyay xubno ka socday baarlamaanka cusub ee...
Muqdisho, 18 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kumanaan shacab ah kula ciiday...
Munaasabad lagu weyneynayo ciidul Fitriga ayaa loo qabtay boqolaal carruur ah iyo Waalidiintooda oo si aad ah looga dareemayay Farxada...
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi...
Guddiga Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Golaha Shacabka BFS ayaa maanta kulan la yeeshay Madaxda Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka...
Dowladda Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha ayaa si weyn oo buuxda u xaqiijisay garab istaagkeeda midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda...
Dowladda Mareykanka ayaa cadeysay in aysan waxba iska badalin siyaasaddeeda ku aaddan Soomaaliya, isla markaana si buuxda u taageersan tahay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho