Munaasabad lagu weynaynayay xuska maalinta caalamiga ah ee Nabadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda dhallinyarada iyo isboortiga ayaa lagu...
Xaruntii Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laga saaray dad daganaa muddo 25 sano ah kuwaas...
Olole nafaadadeed oo sare loogu qaadayo nadaafadda iyo bilicda ayaa maanta ka billowday xaafadaha kala duwan ee degmada Waaberi gobolka...
Xujeeyda muslimiinta ah ayaa weli ku gudajira Acmaasha Xajka, kuwaasoo ay qeyb ka yihiin xujey Soomaaliyeed. Sanadkan ayaa gudashada waajibaadka...
Wararka ka imaanaya dalka Burkina faso ayaa sheegaya in koox mudaharaadayaal ah oo taageersan Militariga inqilaabka ku qabsaday talada dalka...
Wasaaradda caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq dawo ah ku wareejisay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya, taas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in meel fiican ay marayaan wada hadaladii u socday dowladda Federaalka...
Maamulka gobolka Shabeelaha dhexe ayaa deeq dawo ah ku wareejiyay maamulka degmada Balcad si loogu daweeyo dad uu soo ritay...
Xiisad siyaasadeed ayaa ka dhex taagan dalalka Hungary iyo Croatia oo jaar ah kadib markii dalka Croatia uu kumanaan Qaxooti...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda beeraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta tababar ku saabsan horumarinta wax soo saarka beeraha u furey qaar...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta kulan la yeeshay...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Ayuub Ismaaciil ayaa kulan muhiim ah la yeeshay madaxda International Organization...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay meteleyso Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi iyo Xafiiska...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan gaar ah la yeelatay Danjiraha Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho