Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen ku dhawaad boqol qof oo matalayey bulshada qaybeheeda kala duwan ayaa looga hadlayey doorka...
Aqoon la’aani waa iftiin la’aan, waa oraah waartay oo lagu muujiyo sida jahligu ula mid yahay mugdiga, aqoontuna ula mid...
Ciyaarta loo yaqaano Kobdhoodka oo ah ciyaar dhaqameed la ciyaaro xiliyada nabadda ayaa galab kasta lagu qabtaa magaalada Muqdisho, iyadoo...
Kulan looga hadlayay adkeynta nabadda oo ay ka qeybgaleen maamulka iyo shacabka degmada Cabdicasiis ayaa lagu qabtay xarunta degmadaasi ee...
Shirka looga tashanayaa hiigsiga 2016-ka iyo hannaanka ugu habboon ee doorasho ka dhacda Soomaaliya 2016 ayaa maalintii labaad ka soconaya...
Kulankan wadatashiga oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa waxaa looga hadlayey sidii dhallinyarada loogu samayn...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, laguna soo dhaweynayay Safiirka ay Dowladda Soomaaliya u magacaawday Koonfur Afrika Mudane...
Guddoomiyaha degmada Warta Nabadda ayaa maanta kormeeray xarun lagu tababarayo haween ku dhaqan dhaqan waaxyaha kala duwan ee degmada, kuwaasi...
Shaqaalahan tababarka loo diray oo gaaraya 30 shaqaale oo kala socday sagaal Wasaaradood oo dowladda federaalka ah iyo qaar ka...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waddooyinka aan lagu xiri karin boorarka ka sameysan marooyinka, iyagoo ka digay in ciddi...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta kulan la yeeshay...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Ayuub Ismaaciil ayaa kulan muhiim ah la yeeshay madaxda International Organization...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay meteleyso Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi iyo Xafiiska...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan gaar ah la yeelatay Danjiraha Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho