Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Baarlamaanka dalka ayaa kulamo la yeelatay Ururada bulshada Rayidka oo, ay kawada hadleen howlaha guddiga horyaalla....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Ra’iisulwasaraha dalka oo Magaalada kismaayo u jooga howlo shaqo ayaa kulamo halkaas kula qaatay Madaxweynaha Maamulka...
Xaflad si heer sare ah loo soo aagaasimay oo lagu caleema saarayay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe...
Ciidamada Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgallo ay ka sameeyeen maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho waxa ay ku...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ay wehliyaan teliye ku-xigeenka labaad ee ciidanka booliska iyo...
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay inay soo dhaweyneyso hadalka ka soo yeeray Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gubdineynaa qoraal kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku saabsan wadahadal...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, xubno ka...
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay...
Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska ayaa maanta amar ku bixiyay in si deg deg ah ay u...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho