Shirkadda PGM oo ah shirkad laga leeyahay dalka Turkiga, kana hawlgasha in ka badan 40 dal oo caalamka ah ayaa...
Kulankaan uu Afhayeenka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu la qaatay ergeyga dowladda Finland u qaabisan arrimaha...
Waa Talaabo aad u wanaagsan oo Muujinaysa Hormar Balaaran oo ay gaarayaan Soomaalida Maraykanka gaar ahaa Gobolka Minnesota oo hoy...
Xafladdan sagatoonta ah ee loo sameeyay sideed arday oo ka mid ah ardayda barata kuliyadda caafimaadka, oo ah dufcaddii saddexaad...
Shiikh Nuur Baaruud Gurxan oo wakiil ka ahaa Soomaali gudaha & dibadda ku sugan oo lacago u soo diray Maryama...
Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ku dhawaaqey xilliga ay bilabanayaan wadatashiga hanaanka doorashada iyo aayaha siyaasadeed ee sannadka 2016 Kismaayo,...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha dhexe iyo xubno ka tirsan maamulka shabeelaha dhexe ee uu wehliyo xildhibaan ka tirsan baarlamaanka ayaa...
Kismaayo, 13 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley munaasabada caleema saarka Madaxweynaha...
Munaasabad lagu guddoonsiinayay shahaadooyin Dr C/risaaq Axmed Dalmar iyo Dr Cismaan Maxamuud Dufle oo adeeg caafimaad u sameeyay Abwaan C/llaahi Ciise...
Waxaa maanta lagu wadaa in Shirka wadatashiga Dowladda Federaalka soomaaliya iyo maamul goboleedyada wajigii sedexaad uu ka furmo magaalada Kismaayo...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho