Xaflad lagu soo dhaweynayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Maaamul Goboleedka soomaaliyeed ee PuntLand Ahmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa waxaa ka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho shirka wada tashiga qaran ee looga tashanayo nooca...
Muqdisho, 16 November 2015: Wadatashiyada looga hadlayo hannaanka doorashada sannadka 2016-ka ayaa maanta ka bilowday guud ahaan dalka Soomaaliya. Wadatashiyada...
Wararka uu Radio Muqdisho ka helayo degmada Hodan gaar ahaan nawaaxiga xaafadda Soona Key ayaa sheegaya in goob ay ku...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Sahra Cali Samatar oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa Radio Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kuwait ee...
Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay iyadoo roobab ay ka da’ayaan qeybo ka mid ah waddanka...
Guddiga doorashooyinka madaxa banana ayaa sheegay in xubno ay ugu jiraan shirarka wada tashiga ah ee ka dhacaya magaalooyinka dalka...
Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Koonfur Afrika ayaa caawa shir u qabatay qaar ka mid ah Aqoonyihanada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee...
Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa ka hadlay dilki magaalada Beledweyne loogu geystay sarkaal u shaqeynayay hey’adda...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho