Munaasibad manta lagu qabtay Machad loogu talagalay in Dadka soomaaliyeed ee Sanadka gudanaya waajibaadka Xajka lagu baro Acmaasha looga baahanyahay...
M.weynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud oo Qudbad ka jeediyay Bandhigga Carwada Maalamiga ah ee Milano 2015 ayaa...
Waa muuqaal dunida oo dhan gilgilay. Waa meydka wiil yar oo 3 jir ah oo badda ku dhintay. Waxay baddu...
Cabdi Axmed Yuusuf waa wiil 25 jir ah kuna dhashay dhulka miyiga ah ee gobolka Hiiraan, waa bukaan dhib ka...
Taliyaha Ciidamada Uganda Jen. Katumba Wamala ayaa maanta booqday saldhigii deegaanka Janaale halkaasi oo maleeshiyaadka UGUS ay Weerar Naf Halignimo...
Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane...
September 4, 2015…Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya General C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta tababar u soo xirey Cutubkii labaad ee Ciidamadda...
Milan, 3 September 2015: Madaxxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada...
Maamulka Ahlusunaa ayaa lagu soo waramayaa in uu xayiraaddii ka qaaday warbaahinta ka howlgasha magaalooyinka Dhuusamareeb ee Guriceel oo ka...
Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ku soo qabtay maleeshiyaad ka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho