Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Shaqaalaha Ajnabiga ah waxaa baarlamaanka kusoo celiyey Guddiga Adeegga bulshada ee Baarlamaanka waxaana guddoomiyaha guddigaasi...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka banadir Waxgarad iyo Qaybaha bulshada ayaa maanta ka qayb galay kulan looga hadlayay Muhiimadda Isdhaxgalka bulshada Taas...
Wafdi ballaaran oo uu horkacayo wasiirka maaliyada maamul goboleedka K.Galbeed ee soomaaliya mudane Sh Xasan Lubuur oo ay wehliyeen Masuuliyiin...
Caruurtii dhawaan marwada madaxweynaha jamhuuriyadda ay ku xaraysay xarun lagu xanaaneeyo oo ku taalla Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir ayaa maanta...
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Soomaaliya yaa ku baaqay in la xoojiyo Horumarka Afka Hooyo ee Soomaaliga ayagoo xusay in ay jiraan...
Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka Bixyay howlgallada Shabaab looga saarayo gobolka isagoo uga mahad celiyay guddoomiyaha gobolka...
Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ee kusugan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku Guuleystay in kooxda Shabaab ay ka saaraan deegaanno katirsan...
Mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan koodii caadiga haa Ayadoo ajandayaasha horyaalla ay yihiin hindise sharciyeedka dib u eegista...
Dallada isu taga Imaamyada iyo masaajidada Waqooyi Ameerika ayaa kulankooda sanadlaha ahaa waxa uu ka dhacay magaalada Minneapolis ee dalka...
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Hanti dhowraha guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in iyada oo la...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...
Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho