Markab sida qaxooti Soomaaliyeed oo ku go’doonsanaa dalka Yemen ayaa galabta ka soo dhaqaaqay dekedda magaalada Mukalla ee isla dalkaasi...
Gudoomiyaha cusub ee degmada Waaberi ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka maamulka degmadaasi. Xafladdii xilwareejinta oo ka dhacday...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungab” ayaa xarigga ka jaraay suuqa kalluunka Dan-kulmis ee...
Munaasabad ay key qalin jebinayeen 150 arday oo baratay xrfadaha Saxaafadda, Cillaansaarka iyo Macalinnimada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho....
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta Kormeeray dugsigii tababarka Ciidanka Boliiska ee Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho. Jeneraal Maxamed Sheekh...
Siminaarkaan loo furay Haweenka xildhibaanada ah ee baarlamaanka ku jira oo ah mid soconaya sadax maalin loogana hadlayo doorka haweenka...
Shirka golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu ku qeyb-galay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku...
Siminaarkaan loo furay Haweenka xildhibaanada ah ee baarlamaanka Soomaaliya ku jira oo ah mid soconaya sadex maalmood loogana hadlayo doorka...
Ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta baaritaano ay ka sameyeen degmooyinka Wadajir iyo Dharkenley iyadoo ay la...
Duqa Degmada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug Md. Bile Diini Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay howlahan nadaafadeed oo...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho