Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta kulan ku leh Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo Warbixin ku saabsan sharciga Isgaarsiinta...
Munaasabad balaaran oo ay soo qaban qaabisay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi,laguna soo dhaweynayay wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha...
Horyaalka 16-aad ee ciyaaraha kubadda gacanta ee dalkeena Soomaaliya ee wiilasha ayaa ka furmay Garoonka wish Istaadiyam ee Dagmada Cabdiciis...
Dhagar qabe katirsanaa Maleeshiyaadka Kooxda Al-Shabaab oo Doonayay inu isku qarxiyo bulshada dhaxdooda ayaa ku dhintay intii uu isku xirayay...
Shirka Guddigia joogtada ee Barlaamanada Afrika oo ka socda magaalada Johannseburg,oo ay ka qeybgalayaan Madaxweynayaal horay xilal ugu soo qabtay...
Maxkamad ku taala magaalada San Diego gobolka California ayaa dhagaysanaysa dacwad loo haysto 6 muwaadin oo Soomaali ah kuwaasoo lagu...
Mashruucan oo degmada Cadaado looga hirgalinayay Layrarka ku shaqeeya Ilayska qoraxda oo dhawrkii bilood ee la soo dhaafay soo socday...
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa falalka argagaxiso ee ka dhanka ah Dowladda iyo Shacabka walaalaha...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa looga hadlay waxqabadka wasaaradda Gaashaandhiga iyo dadaalada...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Bakool iyo saraakiisha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMSIOM ayaa waxaa ay kormeer ku sameeyeen deegaanka...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan kordhinta muddada kama-dambeysta ah ee soo gudbinta liisaska musharaxiinta...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa magaalada Muscat ee Dalka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muscat...
26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, isimada dhaqanka, cuqaasha,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho