Qaban qaabo xoogan oo loogu jiro u diyaar garawga munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka...
Mashruuca danguud ee gobolka banaadir ayaa qalab music ku wareejiyay fanaaniinta degmada Waaberi, ayadoo dhinaca kale mashruuca Danguud uu deeg...
Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in Dawladda Soomaaliya ay dib usoo noo laynayso hay’adahii dawligii ee dalkeena, ...
Deeqdan Dawada ah oo ay bixiyeen Taliska Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika Amissom ayaa maanta la gaarsiiyay Cisibitaalka Degmada Baraawe...
Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxa ay kaabiga ku hayaan degmooyinka Diinsoor...
Ogeysiis, Ogeysiis, Ogeysiis Maalinta SAbtida 25, bisha July 2015 waxaa dhacaya shirweynaha wada- tashiga iyo soo dhoweynta maamulka Dowlad Goboleedka...
Kulankan oo uu soo qaban qaabiyey Axmed Al-Hendaawi ergayga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabisan arrimaha dhallinyarada ayaa...
Taliska ciidanka Nabadgelyada waddooyinka ayaa ka jawaabay warar been abuur ah oo website-yada qaar ay ka qoreen ciidanka Ilaalada waddooyinka,...
Dilka dadka aan waxba galabsani waa dambi weyn, dadka muslimka ahina kumaba sii jiraan. Shareecada islaamku si weyn ayay diidday...
Ciidamada Dowladda iyo kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan ciidamada dowladda Jabuuti iyo kuwa Ethiopia ayaa la...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro...
RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin...
RADIO MUQDISHO(KENYA):-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Soomaaliya ayaa kulan ku qabatay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, kaas oo ay la...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in 17 dhallinyaro Soomaaliyeed ay ku geeriyoodeen badda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho