Munaasabad lagu weyneynayo ciidul Fitriga ayaa loo qabtay boqolaal carruur ah iyo Waalidiintooda oo si aad ah looga dareemayay Farxada...
Xafladaan lagaga dhawaaqay urur cusub oo ay ku mideysanyihiin dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoon yahanno wax ku soo bartay Dalka Malaysia,...
Guddiga ka socday Dalada Waxbarashada ee FENPS ayaa maanta deeq lacag ah oo ay ugu talo galeeen dadka Soomaaliyeed ee...
Garowe, July 18, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo booqasho ku jooga Puntland ayaa maanta...
Xafladaan balaaran oo lagu weynaynayay munaasabadda ciidul fitriga, laguna qabtay dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye ayaa waxaa ka qayb...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada bandhig faneed xalay lagu qabtay Muqdisho, kaasi oo ay suugaan ka...
Waxaa maalintii labaad waddooyinka waa weyn iyo goobaha loo dalxiistago ee gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya lagu arkayaa dadweyne...
Jamhuuriyadda Soomaaliya Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay Mogadishu, 18 July 2015 – Wasiirka...
Munaasabadan loogu dabaaldegayay ciidul fitriga ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Hay’adda wacyigelinta bulshada C.C.A waxaana ka soo qeybgalay maamulka degmada...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xill. Maxamud Xayir Ibraahim oo ka mid ahaa waftigii Ra’iisul Wasaaraha ku...
RADIO MUQDISHO(KENYA):-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Soomaaliya ayaa kulan ku qabatay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, kaas oo ay la...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in 17 dhallinyaro Soomaaliyeed ay ku geeriyoodeen badda...
Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta we Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay kulan xarunta Safaaradda Soomaaliya kaas oo ay u...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa wadahadallo rasmi ah la yeeshay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho