Marxuum Xaaji Shukri Sheekh Axmed ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxaana geeridaasi ka tacsiyadeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee...
Garowe, July 13, 2015.....Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa galabta tagey magaalada Cadaado ee gobolka...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka xukuumadda mudane Cismaan Daallo waxaa uu deeq dawo ah ku wareejiyay maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe,si...
Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ah ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka...
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Maxamud Xayir Ibraahim iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) ayaa booqday...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shirweynaha 3aad ee Caalamiga ee Maalgashiga Horumarinta oo...
Dowladda Soomaaliya hadda ayay gudbisay dacwadda badda ee ka dhanka ah Kenya. Waxaa gacanta laga saaray, Diiwaan hayaha Maxkamadda Caalamiga...
Hey’adda bisha Cas ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo raashiin noocyo badan leh waxaa...
Wasaarada caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa gudiyadda heerka qaran ee kala ah gudiga dabagalka iyo wax qabashadda waxyaabaha keena dhimashadda...
Maxamuud Yaxye Maxamuud waa inan yar oo halsano iyo bar jir ah waxaa uu ku xanuunsanayaa mid ka mid ah...
Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta we Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay kulan xarunta Safaaradda Soomaaliya kaas oo ay u...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa wadahadallo rasmi ah la yeeshay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad dhaqan oo lagu caleemo-saarayay Ugaas Cabdirisaaq...
RADIO MUQISHO:-Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo lagu caleema saarayo Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi (Faracadde), oo ah ugaaska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho