Kulan looga hadlayey Xad-gudubka ay Kenya ku sameyneyso badda Soomaaliya oo ay isugu yimaadeen guddiyada joogtada ah ee Barlamaanka, wasiirro...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Munaasabadan oo ahayd afur iyo casha sharaf ayaa waxaa lagu taageraye biladdii iyo shahaado sharafti uu Madaxweynaha Jamuuriyada Fedraalka Soomaaliya...
Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo ku-xigeenkiisa Maxamed Xaashi Cabdi ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ee Cadaado...
Hay’ad laga leeyahay dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta deeq raashinka ah oo loogu talaglay dadka danyarta ah ee ku nool...
Muqdisho, Talaado 7 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay Baarlamanka maamulka Galmudug, sida wanaagsan ee uu ugu...
Kulankan maanta ka dhacay xafiiska Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa uu la qaatay xubnaha gudiyada madaxa...
Wasiirka wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Marwo Xaawo Xasan Maxamed ayaa maanta deeq dawo ah waxaa ay ku wareejisay madaxweynaha maamulka...
Wefdi oo uu hogaaminaayo Wasiiro dowlaha wasaaradda duulista iyo saadaasha hawada xukuumadda Soomaaliya oo maanta u amba baxay dalka Kenya...
RADIO MUQISHO:-Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo lagu caleema saarayo Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi (Faracadde), oo ah ugaaska...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa Muqdisho ka sagootisay cutubyo ciidan oo ka tirsan kuwa Xoogga...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Kullan la yeeshay Guddoomiyaha...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho