Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ah ee Xukuumadda Soomaaliya waxa ay dhammaan Musharixiinta Gudiyada Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Kuwa...
Muqdisho, 20 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga...
Waxaa Isbuucaan gudaheeda dalka Turkiga gaar ahaan magaalada Istanbul ka dhacey Xaflad qalinjabin ah oo ay soo abaabuuleen ardayda ka...
Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa ka doodey Darbiga la sheegay in dowladda Kenya...
Munaasabadan lagu furayay tartan Quraan akhris ah oo ay ku tartamayeen 50 arday oo laga soo kala xulay dugsiyada Quraanka ...
Munaasabadaani xariga looga jarayay Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiye ku-xigeenka Labaad ee Barlamaanka Soomaaliya,...
Mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland oo beeniyay in calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya lagu gubay magalada Kismaayo, sheegayna in wararkaasi ay ahaayeen kuwo been...
Shirkadda Hormuud qeybteeda samafalka ayaa maanta deeq gargaar ah oo loogu talagalay Bisha Barakeysan ee Ramadaan gaarsiiyey naafada ku jirta...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Ibaraahim Fargeeti, Wasiir ku xigeenka Qorshaynta mudane Cabdullahi Sheekh Cali iyo Guddoomiyaha...
Wasiirka Cafimaadka Xukumadda Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed ayaa Maanta deeq Dawo ah kala Wareegtay hay`add a “PAC” oo ka shaqeysa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho