Wasiirka Gaashaandhigga DF. Soomaaliya, Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib socdaal shaqo...
Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Johannseburg ayaa kulan afur sharafeed la qaadatay Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliyeed oo dalkani u...
Iyadoo Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waayihii ugu dambeeyay uu waday siyaasada la xiriirta horumarinta iyo tayeynta ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa...
Madaxwaynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqday Cisbitaalka weyn ee magaalada Garoowe oo la dhigay dhaawaca ...
Xilli Saakay Aroortii Hore kooxaha Dhagar qabayaasha ay isku dayeen in ay weerar ka fuliyaan degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho...
Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulankiisii Caadiga ahaa uu ku yeesho magaalada Muqdisho iyadoo su’aalo la weydiin...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Banaadir in ay...
Wararka laga helayo degmada Shibis ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in maleyshiyaad ka tirsan kooxda Argagixisada ah ee...
Tartan Cilmiyeedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed...
Cadaado, 20 Juun 2015 - Gudigga Farsamadda Maamul Dhisidda Gobollada dhexe ayaa maanta shaaciyey inta badan liiska xubnaha Baarlmaanka Dowlad Gobolleedka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho