Shirka golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu ku qeyb-galay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku...
Siminaarkaan loo furay Haweenka xildhibaanada ah ee baarlamaanka Soomaaliya ku jira oo ah mid soconaya sadex maalmood loogana hadlayo doorka...
Ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta baaritaano ay ka sameyeen degmooyinka Wadajir iyo Dharkenley iyadoo ay la...
Duqa Degmada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug Md. Bile Diini Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay howlahan nadaafadeed oo...
Kulankan maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galayeen dhamaan agaasimayaasha guud ee wasaaradaha xukumadda Soomaaliya ayaa looga...
Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya,Mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa gaaray Magaalada Johannseburg ee Dalka K/Afrika si uu ugu qeybgalo Shir madaxeedka 42...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho, waxaana...
Ku xigeenka xoghayaha difaaca ee dalka Mareykanka Bob Work ayaa xarunta wasaaradda gaashaandhigga waxaa uu kula kulmay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya iyo...
Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta Sare ee xukuumadda Soomaaliya oo iclaamisay in 13-ka bishan ay qaadeyso imtixaanaadka mideysan oo laga...
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo dhawaan Ogeysiis uu ka sii daayay Warbaahinta lagu ogeysiinayay ardayda ka baxay dugsiyada sare in...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho