Masjidkaan oo in mudo ah socday dhismihiisa ayaa laga hirgaliyay xaafadda Tarbuush ee Degmada Wadajir halkaasi oo ay ka jirtay ...
Wefdiga wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” ayaa waxaa qayb ka ahaa xildhibaano ka...
Kulan looga doodayey Sharciga iibka Qaranka oo hada horyaala Baralamaanka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qayb galay...
Deeqdan Lacageed oo ay soo dhiibtay hey’ada CPJ oo u dooda xaquuqda saxafiyiinta ayaa maanta waxaa la gaarsiiyay wariye Mucaawiye...
Shirkadda Fly Dubai ee laga leeyahay dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta ayaa duullimaadkeedii ugu horreeyay ku tagtay magaalada Hargaysa ee...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen"Muungaab"ayaa soo Jeediyey in xilka laga qaado gudoomyihii hore degmada Shibis...
Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya Mudane C/rasaaq Cumar Maxamed iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa duhurnimadii maanta gaaray magaalada Beledweyne ee...
Taliyaha hogaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Janaraal C/laahi Gaafow Maxamuud oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay dhalinyaro Soomaaliyeed...
Muqdisho – 09 June 2015 – Midowga Yurub (EU), Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD, Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM),...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta waxaa lagu qabtay kulan lagu taageerayay maamulka cusub ee gobolka iyo kan...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho