Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa la sheegay in ku dhawaad 50 qofood ay ku sumoobeen raashin ay ka...
Aqoon isweydaarsigan oo loo qabtay macalimiinta jamacadda Soomaaliya ayaa socondoono muddo sedex maalmood kaasi oo ay casharro ka bixinayaan macalimiin...
Askar ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta tababar sare loogu qaadayo aqoontooda looga furay dugsiga Jeneraal Kaahiye ee magaalada...
Tababarkan oo ay bixinayeen khuburo xagga sharciga ah oo ka socota Baarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta loo furay...
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ay kaga doodeen siyaasadda ugu haboon ee loo jiheynayo geeddi socodka...
Kaddib kulan ay wada yeeshay wasiirka Arrimaha dibadda iyo xariirka Caalamiga ah ee Wadanka Koofur Sudan Dr Barnaba Marial Benjamin...
INDIA (Radio Muqdisho) Shilkan ayaa ka dhashay markii ay isku dhaceen labo Train oo rakaab ah gobolka Madhya Pradesh ee...
Xag-jirnimadu waa in qof ama kooxi ku talax tagto waxa ay rumeysan tahay,ilaa heer ay wax yeello ku keento bulsho...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa magaalada xarunta dowlada hoose ee magaalada Nairobi kulan...
Carruurtaan Agoonta ah ee kunool Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxaa loo qaybiyay Deeq Raashin ah taas oo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho