Ciidamadda xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa kala wareegay Kooxda Shabaab Deegaanka Jameeca, oo hoostaga degmada Buurhakaba halkaasi oo Kooxda...
Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in Qaraxii shalay ka dhacay Hoteelka Jazeera uu san...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in jiritaanka Maamulada KMG ah ee uu ka mid...
Qunsulka Guud ee Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen Axmed Cabdi Xasan "Axmed Suudaani" oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in...
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo soo gaaray Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha...
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan kooda uga hadlidoona Ansixinta Hindise sharciyeedyo ku saabsan shaqooyinkii Baarlamaanka ay horay u...
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgeshiga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Dr. Cabdusalam Hadliye Cumar ayaa sheegay in weerarada argagixisadu ay...
Muqdisho, July 26, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarka argagaxiso...
Muqdisho, 25 Luulyo, 2015 Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa waxa uu tacsi u dirayaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed, gaar...
Muqdisho, 26 Luuliyo 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho