Saakay abaare 08:30 waxaa dekedda magaalada Berbera soo gaaray markab uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u kireeyey ka qeyb qaadashada gurmadka...
Dab khasaare hantiyadeed geystay ayaa ka kacay Bartamaha xerada qaxootiga ee Xagardheere oo ka tirsan xerooyinka Dhadhaab oo ay ku...
Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbinaynaa Sawirada Madaxweynha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay...
Waxaa meel wanaagsan maraya u gurmashada dadka Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah dalka Yemen, iyadoo dalkaasi uu ku xiranyahay markab...
Hey’adda Hormuud Foundation ayaa Guddiga Badbaadinta iyo samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Dalka Yemen ugu Deeqay deeq lacageed oo gaareysa 100,000(boqol...
Tababarkani oo ay bixinayaan Saraakiil ka socota Howl-galka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Waxaa ka Faa'iideysan Doona 33-Askari oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, oo weheliyaan masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubba, ayaa maanta kormeer howleed ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Cabdulle ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho guddiga bad-baadinta iyo samata bixinta...
Isbitaalka Dhimarka ee Cosoble oo laga furay xaafadda Cali Geeddi ee degmada Kaaraan ayaa qaabila dadka qaba xanuunsanaya Dhimirka, kuwaasoo...
Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka imaaraadka Carabta u fadhiya...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...
Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...
Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho