Ololahan lagu ciribtirayo ururka gumaadka ummadda soomaaliyeed ee UGUS Ayaa maanta ka bilowday dagmada C/casiis ee Gobalka Banaadir,waxaana halka Uu olalohaan wacyigalinta...
Wasiirka amniga gudaha mudane C/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta...
Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nikolas kay ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uga warbxiyay...
Howlgalkan oo ay si wada jir ah u fulinayeen ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda, Ciidanka Booliska iyo kuwa AMISOM ayaa...
Kulan balaaran oo ay isgu yimaadeen qeybaha Soomalida ku nool wadanka Holland ayna ka soo qeybgaleen madax ka tirsan Laamaha...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo weli ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka...
Kulankaan xalay lagu qabtay xarunta taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ee Kumaanda Buluusiya ayaa waxaa ka qayb galay ku xigeeenka ra’iisul...
Barnaamijka gargaar iyo gurmadka ee lagu caawinayo dadkeenna Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Yemen iyo kuwa hadda laga soo daadgureynaya warbaahinta...
Tartan kubadda cagta ah oo lagu maamuusayay xuska 72-guuradii ka soo wareegtay aas aaska ururka dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL 15-May...
Kulankaas amaanka looga hadlayay ee caawa lagu qabtay xarunta hay’ada sirdoonka iyo nabadsugida qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qayb galay...
Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...
Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...
Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee sanadkaan ayaa ka qabsoomay Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Nairobi, iyadoo...
Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho