Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in Xukuumaddu ay wado qorshe kor loogu qaadayo dhaqaalaha dalka,...
Muqdisho, Sabti 09 May 2015 : Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku...
Magaalada Nairobi ayaa waxaa lagu qabtay barnaamij lagu soo bandhigayay Dhaqanka Soomaaliyeed oo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan...
Marwada Madaxweynaha Dalka ayaa Deeq Lacag ah oo ay soo dhiibeen Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Dalka Denmarka Ku Wareejisay Guddoomiyaha Gobolka...
Kulankani maanta uu Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa ay la qaateen guddiga arrimaha gudaha ee Baarlamaanka...
Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka iyo taliyeyaasha ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya, ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabad uu xilka kula...
Xildhibaanadan maanta kormeerka ku tagay deegaanka Gidhays oo 20-Km dhinaca Koofur bari ka xiga degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa...
Muqdisho, 09, May, 2015...Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid, oo ay wehliyaan Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka mudane Maxamed Cumar...
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay xilliga kama dambeysta ah ee la qaadayo Imtixaannaadka guud ee dugsiyada sare ee...
Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa loo qeyb-biyey barnaamijka Xukuumadda oo faah-faahsan kaddib markii...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho