Roobab xoogan oo todobaadyadii u danbeeyay ka da'ayay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa saameeyn ku yeeshay isu socadkii...
Madaxa Hay’adda Qaramada midoobay u qaabbilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR, Antonio Guters oo uu wehliyo Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha ee...
Muqdisho, Sabti 09 May 2015 : Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa hortiisa lagu dhaariyey...
Mogadishu, 09 May 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Isu-duwaha howlaha gar gaarka bani’aadanimo ee jimciyadda qurumaha ka dhexeysa Philippe Lazzarini ayuu si guud uga hadlay arimaha bani’aadanimada, xiritaanka...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu horumar ka samaynayo dhinaca dowlad-dhisidda, taas oo horseedi...
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimmatay shil gaari oo ka dhacay degaanka KM13 ee duleedka magaalada Muqdisho, sida ay...
Ra'iisul-wasaaraha Xukuumadda mudne Cumar Cabdirashiid Cali ayaa maanta hortagaya mudaneyaasha baarlamaanka si uu ugu gudbiyo qorshaha xukuumadda oo faahfaahsan. Guddiga...
Ciidammada Hey’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa gacanta ku soo dhigay Dhagar qabe gacan ku dhiigle...
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dhagar qabayaal ay caawa dileen Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Maamulka Puntland,...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho