Qada sharaftani uu maanta u sameeyay Wasiirkii hore Wasaaradda Warfaafinta Xildhibaan Mustafe Sheikh Cali Dhuxulow, 53 arday oo isugu jirta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu maanta kormeeray istuudiyaasha Telefishinka Qaranka gaar ahaan istuudiye casri...
Mamadaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka soo booqday, Idaacadda Radio Muqdisho, iyo Telefishinka Qaranka, isagoo si...
Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga, ayaa...
Ururka isku xirka dhalinyarada Soomaaliyeed ee Central Youth Link (CYL), ayaa maanta kulan wadatashi ah ugu qabtay degmada Cadaado odayaasha...
Madaxweynaha Jahuuriyadda Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa marti ku ah barnaamijka Kulanka Toddobaadka oo berri oo Jimce ah ka...
Shirka golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee maanta waxaa shir guddoominayey R/wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, waxaana looga dooday guddiyo...
Gudoomiyaha G/banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab" ayaa Maanta kormeer k tagay degmada Yaaqshiid gaar ahaan...
Guddiyada joogtada ah ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dejiyay ajandaha golaha shacabka ee tobanka maalmood ee soo socota. kulanka ...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho