Ka dib muddo todobaad ah oo wadatashi uu u socday xubno ka tirsan golaha wasiirrada dawladda Soomaaliya oo wasiirka arrimaha...
Shirka golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo socday wax ka bdan toban saacadood, ayaa waxaa shir guddoominayey ku simaha Ra’iisul...
Guddoomiyaha Guddiga Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha ee Bariga iyo Bartamaha Qaaradda Afrika, Dr. Hassan Shire ayaa soo bandhigay tacadiyada Xuquuqda Aadanaha ee...
Kulankani lagu qabtay Degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu taageeray Ololaha la dagaalanka Qaadka ee uu wado Abuukar...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay dhibaatada dalka Koonfur Afrika loogu geysanayo dadka soo galootiga ah ee dalkaasi...
Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ugu baaqay wasaarada gaadiidka cirka iyo dhulka iyo jaaliyada gobolka Sh/dhexe ee caalamka...
Danjirihii hore ee dowladda Soomaaliya u fadhiyey dalka Kenya Amb Maxamed Cali Nuur Americo ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dalka...
Akhristayaal waxaan idiin ku wargalineynaa barnaamijka kulanka todobaadka ee Jimca walba ka baxa Radio Muqdisho in bari Dambe oo jimcaha...
Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ku go'aamiyeen lacag...
Istanbul, 22 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Istanbul kaga qeybgalaya shir...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho