Garoowe, 11, April, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabidrashid Cali Sharma’arke ayaa saaka daah furay shir wada xaajood...
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, kulan kula yeeshay mudaneyaal...
Munaasabadda oo ka dhacday magaalada muqdisho ayaa ahayd mid uu xilka ku wareejinayay guddoomiyihii hore ee degmada hodan, waxaa ka...
Muwaadiniin Soomaali ah oo isaga soo cararay dagaalada ka taagan dalka Yemen ayaa soo gaaray dekadda magaalada Boosaaso ee xarunta...
Wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya iyo xubno ka socda guddiga maamul u sameynta gobollada Mudug...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa ka qayb galay isu...
11 April 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta daah furey toddobaadka dhir beerista...
Xigasho: Sahan Journal Abdisamad Muhiyadin Adan, waa arday Soomaali ah oo jira labaan sano wuxuu ka tagay magaalada Hargeysa. Cabdisamad waxaa...
Mogadishu, 11 April 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa maanta kulan la qaatay...
Wasiirka amniga Gudaha Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in hay’adaha ammaanku ay ka hortageen dhowr isku day oo ay...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...
Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho