Degmada lafoole ee Gobolka Shabelaha Hoose ayaa waxaa xiligan si habsami leh uga socda Olole nadaafadeeed oo iska kaashanayaan shacabka...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta dhagax dhigay cisbitaal iyo machad caafimaad oo ay...
Siminaar talo bixin ah oo ay iska kaashadeen Jaamacadda Jamhuuriya ee culuumta iyo tiknoolojiyadda ee marka magacooda la soo gaabiyo...
Mogadishu, 04 April 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Ciidanka booliska waddanka Uganda ayaa heegan la galiyay si looga hortago weerar argagixiso oo ay kooxda Al-Shabaab ka fuliso waddankaas....
Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa u hambalyeeyay shaqaalaha wasaaradda warfaafinta, isagoo tilmaamay in howl adag ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed. “Dowrka uu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah hambalyo ku aaddan sannadka guurada dib u howlgelinta warbaahinta Qaranka u diray...
Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya aya caawo xiray idaacadaha sida gaarka ah loo leeyahay ee Shabeelle iyo Sky FM ee...
Kulan looga hodlayay horumarinta dhaqanka Soomaaliyeed iyo Afka Hooyo ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb...
Cayaartan lagu maamuusayay sanad guurada Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed isla markaana ka mid aheyd horyaalka dalka ayaa waxa uu maanta garoonka...
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku qaabilay, kulan casho ahna kula qaatay qaar ka mid ah...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho