Wafdi ka socda Qaramada Midoobay gaar ahaan Xafiiska UNSOM ee Baydhabo oo maanta booqasho ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta...
Ciidamada ammaanka ee magaalada Boosaaso ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka sameeyay xaafado ka mid ah magaaladaasi, kaddib markii xalay...
Gudoomiyaha gobolka Galgaduud iyo Xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi ayaa maanta waxaa ay kormeereen xarumaha maamulka Gobolka ee ku yaalla degmada...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta ka qeyb galay xafladd xilka loogu wareejinayey Gudoonka cusub...
Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta Soomaaliya waxa ay dadweynaha Soomaaliyeed u heysaa fursado shaqo oo ka banaan Wasaaradda. Hadaba qofkii daneynaya...
Wakiilka gaarka ah ee Urur Goboleedka IGAD ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Afeey oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa...
Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka ee Soomaaliya waxa ay shacabka Soomaaliyeed u heysaa shaqooyin banaan oo ilaa iyo afar ah, kuwaasi...
Taliska qaybta Booliska Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa sheegay in ay meel wanaagsan mareyso diyaarinta ciidamo boolis ah hor leh...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa qaban qaabinaya dibad baxyo lagu taageerayo shirkii IGAD ee shalay lagu qabtay Muqdisho. Gudoomiye...
Wasaaradda kaluumeysiga iyo kheyraadka Badda ayaa Muqdisho tababar uga furtay xubno ka tirsan kalluuneysata gobolba Banaadir. Munaasabaddii Furitaanki tabarka ayaa...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...
Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaanno iyo degmooyin...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho