Maamulka gobolka Galgaduud ayaa wada mashaariic dib loogu dhisayo adeegyadii danta guud ee ku burburay dagaaladii dalka ka dhacay. Gudoomiyaha...
Ciidanka XDS ayaa ku guuleeystay iney raashin gaar gaar ah gaarsiiyaan dad ay maleeshiyaadka Shabaab ku go’doomiyeen deegaano ka tirsan...
Wasaaradda amniga ayaa sheegtay in la kordhiyay howlgallada lagu adkeynayo amniga magaalada Muqdisho. Afhayeenka wasaaraddaasi ayaa Radio Muqdisho u sheegay...
Website-ka Radio Muqdisho oo ka mid ah website-yada loogu booqashada badan yahay ayaa dib u habeyn iyo balaarin lagu sameeyay,iyadoo...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa meel u dhow Deegaanka gowlweyn ee gobolka Shabeelaha hoose ku dilay horjoogiihi maleeshiyaadka Al Shabaab...
Dhalinyarada Ururka SYL-II uu xirfadaha u abuuray ayaa waxay munaasabad fantasiyo ciyaaro kala duwan ay ku soo bandhigeen Garoonka Ex...
Kormeerka Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guuto Xuseen Xasan Cismaan uu maanta ku tagey degmada Afgooye Ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho