Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee dhaqaalaha iyo...
Ciidanka ilaalada Badda ee maamulka Punlnad ayaa gacanta ku dhigay doon ay la socdeen dad tahriibeyaal ah oo isugu jira...
Mogadishu, 14 Maarso 2015 –Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee...
Gen C/qaadir Sheekh Cali Diini Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Federaalka ah Ee Soomaaliya ayaa ka hor inta uusan soo gaba gabeyn...
Ra’isul wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayay ayaa dalka dib ugu soo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo maalmihii la soo dhaafay ku...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa lagu falanqeeyay shirkadaha Ceymiska Islaamiga ah iyo wax...
13 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaarey...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka...
Ergayga Qarammada midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday xarunta madaxtooyada maamulka Koonfur-galbeed, Soomaaliya ee magaalada...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...
Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho