Muqdisho, 12 Febraayo 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi direy Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xassan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid hooyada dhashay Ra’isulwasaaraha...
Marwada madaxweynaha Soomaaliya marwo Sahro Cumar Xassan ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiisay ciidanka naafada xooga Soomaaliya ee ku jira...
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdi Maxamed Suldaan oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa baaq nabadeed u soo...
Muqdisho, 12, Feb, 2015....Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cumar Carte, xubnaha Golaha Wasiirrada iyo Xoogahayaha Joogtada Xafiiska...
INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Muqdisho, 12 February 2014- Wasiir Mudane Mustafa Dhuxulow oo dhowaan xilka Wasiirnimo ku wareejin...
Senator Keith Ellison oo laga soo doorto degmada shanaad ee gobolka Minnesota oo Soomaalidu ay ku badan tahay, oo ka...
Dabeylahani ayaa ah kuwa sanadkiiba mar ku dhufta xeebaha degmada Hobyo ee gobolka Mudug, iyadoo ay hakad galiyeen howlihii kaluumaysi ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dalkaasi...
Falkani naxdinta leh ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Mitchell Plain ee Magaalada Cape town kadib markii nin Soomaali ah...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho