Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa todobaadkan marti ku ahaa ku simha madaxweynaha...
Ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dowladda iyo shacabka Jabuuti uga tacsiyeeyay geeridii...
Madaxda dalka ayaa ka qeybgashay munaasabad lagu soo xirayay kalfadhiga 5-aad ee baarlamanka taasoo xalay lagu qabtay xarunta Villa Hargeyso...
Munaasibad lagu soo dhoweynayey wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ay ka qeyb-galeen siyaasiin iyo bulshada rayidka ayaa maanta lagu qabtay magaalada...
Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta Deeq iskugu jirta macaawino gaarsiisay Ciidankii Soomaaliyeed ee ku naafoobay Difaacidda...
Muqdisho, 12, Feb, 2015....Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Xildhibaan...
Marwada Madaxweynaha Marwo Sahra Cumar Xasan ayaa uga tacsiyeysay Raysul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali...
Maleeshiyada Alshabaab waxaa muddooyinkii la soo dhaafay la soo gudboonaaday dhabar jab aad u xoog badan, ka dib markii...
Munaasabad lagu dhawaaqayay Machadka SKY oo maanta loo badalay Jaamacad, ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaanno, Aqoonyahanno, Qeybaha Bulshada, Ururada...
Munaasabadani oo ah mid ay xilka kula wareegeysay wasiirka cusub ee wasaaradda haweenka iyo horumarinta xaquuqul insaanka islamarkaana ay ka...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho