Hay’adda dambi baarista Mareykanka ee FBI-da ayaa shalay nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Liibaan Xaaji Maxamed ku dartay liiska...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib marki uu dalka Ethiopia...
30 January, 2015, Addis Ababa: Shir madaxeedka waddamada Midowga Afrika ayaa maaanta waxaa uu si rasmi ah uga furmey caasimadda...
Munaasabad lagu soo bandhigayay warbixin ay hay’adda horumarinta haweenka ee IIDA iyo ururka caalamiga ah ee u dooda xuquuqda dadka...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee k a baxa Radio Muqdisho ayaa looga dooday ansixinta wasiirrada cusub ee uu dhawaan magacaabay R/wasaare...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in mashruuca dalkaaga dhiso oo ay hogaaminayaan ganacsato Soomaaliyeed lagu dhisi doono waddooyinka burbursan ee...
Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqda Aadanaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe ay gobollada dalka ku gaarsiineyso sharciga xuquuqda...
Madaxda wadamada urur goboleedka IGAD ayaa magaalada Adis Ababa ku yeeshay shirkii 29-aad ee heer madaxweyne. Madaxda urur goboleedka IGAD...
Garoonka kubbada koleyga Aadan Xaaji Yeberoow Wiish ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa caawa ka furmay koobka Jeneraal Daa’uud, oo 24-sano...
Wakiilka Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha bani aadannimada ee Soomaaliya, Philipe Lezzerini ayaa ka dayriyay xaaladda bani aadanimo ee ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...
Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...
Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho