Caruurtaan Soomaalida ah ayaa waxaa ay waalidiintoodii ka maqan yihiin mudo dhowr sano ah, ayaa lagu soo bandhigay dalka Kofur...
Danjiraha Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, James P. McAnulty ayaa maanta soo dhaweeyay Golaha Wasiirrada ee Talaadadii uu ku dhawaaqay R/wasaaraha...
Muqdisho, 29 Janaayo 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay ku...
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magalada Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Xariga Ka jaray 333 nal oo Ku shaqeynaya Cad Ceeda,...
Muddo 25 sano kaddib ayaa Soomaaliya waxa ay ka qeyb gashay bandhiga buugaagta Caalamiga oo sanadkiiba mar lagu qabto magaalada...
Dadka ku dhibateysnaa degmada Maxaas ee gobolk Hiiraan ayaa Maamulka degmmadaasi u qeybiyay deeq raashin ah oo isugu jirta bur...
28 January, 2015, Addis Ababa:- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa ka degey...
Hibo Jaamac Cabdulle “Dhegabadan” waa gabar Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan magaalada Muqdisho, taasoo uu cudur halis ah uu kaga dhacay...
Ciidamada Qalabka sida iyo kuwa Amisom ee ku sugan Jubooyinka ayaa isku balaarinaya deegaano fara badan oo jubooyinka ka tirsan...
Ciidamadani tababarka maanta loogu soo xiray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa tababarkoodu u socday muddo, iyadoo ciidamadaasi ay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...
Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...
Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho