Xuska 12-ka bisha Mowliid oo ah dhalashada Nabigeena Muxamad NNKH oo maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho waxaa ka qeyb galay...
Raashiinkan oo loogu talagalay dadka ku nool degmooyinka Buulo-Burde iyo Maxaas oo ka tirsan gobolka Hiiraan oo kamid ah magaalooyinka...
Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa sheegay inay muhiim tahay in la hubsado wararka idaacadaha...
Munaasabad ay ka qeyb galeen maamulka Jaamacadda Banaadir, dhaqaatiir, arday, xildhibaano iyo masuuliyiin kale, xarigana looga jarayey Isbitaalka tacliimiga ah...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay xaaladda ciidamada XDS iyo howlgallada ay...
Dr Axmed Cali Daahir xeer ilaaliyaha guuud ee Qaranka ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib safar shaqo oo...
Maamulka gobolka Galgaduud ayaa wada mashaariic dib loogu dhisayo adeegyadii danta guud ee ku burburay dagaaladii dalka ka dhacay. Gudoomiyaha...
Ciidanka XDS ayaa ku guuleeystay iney raashin gaar gaar ah gaarsiiyaan dad ay maleeshiyaadka Shabaab ku go’doomiyeen deegaano ka tirsan...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...
The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...
The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho