Magaaladda Garowe ee caasimadda Dowlad goboleedka Puntland waxaa ka dhacday cayaar kubadda Cagta oo dhex martay Koox matalaysay Maxaabiis ku...
Xildhibaanada Haweenka ah ee kujira Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho waxa ay kulan kula qaateen qaar ka mid ah...
Ergayga Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maman S. Sidikou oo shir jaraa’id Saxaafadda ugu qabtay saldhigga ugu weyn ee...
Siihayaha Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa maanta ka warbixyay waxqabadka Wasaaradda ee sanadkii tegay, isagoo dhanka kale kormeerey xarumo...
Kun iyo todobo boqol arday oo ka mid ah ardayda dhigata kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda SIU oo maanta u...
Munaasibad lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) ayaa xalay lagu qabtay magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Culimaa’udiin iyo...
Ku dhawaad 30 haweeen ah oo laga kala keenay degmooyinka Gobolka Benaadir ayaa manta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho,...
Barnaamijka maalinlaha ah ee Sahanka oo ka baxa Radio Muqdisho ayaa waxaa marti ku ahaa gudoomiyaha maamulka gobolka Sh/Dhexe Cali...
Maamulka gobolka Sh/Hoose ayaa ku amray hey’adaha samafalka ee ka howlgala gobolkaasi iney isku soo diwaan geliyaan muddo 15 cisho...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ka dalbaday dadka degan xarumaha ciidanka ee gobollada Sh/dhexe iyo Hiiraan iney uga guuraan sida...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho