Kulan looga hadlayay amniga oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiinta maamulka degmada iyo qeybaha bulshada ayaa maanta lagu qabtay Degmadda...
Deeqdan dawada ah oo la gaarsiyay cisbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Benaadir ayaa waxaa gaarsiiyay hay’adda Hormuud Foundation, kaasi oo...
Tartan ciyaaro ah oo ay ka qeyb galeen dhallinyarada waaxyaha degmada Hodon ayaa lagu soo gabagabeeyay degmadaasi, ayadoo maamulku ay...
Gudoomiyaha gobolka galgaduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo” ayaa booqasho ku tagay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud oo ay dhawaan ka...
Ciidammo isku-dhaf ah oo ka kooban Booliis, Nabad-sugid iyo milatari ayaa howl-gal dad lagu soo qabtay ka fuliyay degaanno ka...
Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi Xildhibaanno ah oo uu...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Kulankani oo looga hadlayay arrimo la xiriira ammaanka magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka oo goor dhow ku soo gaba gaboobay...
RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...
RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho