Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug, iyadoo halkaas si wayn loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha muddo xileedkiisa diblumaasiyaseed uu dhammaaday...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta soo saartay 𝗱𝗶𝗴𝗻𝗶𝗶𝗻𝗼 𝗹𝗮 𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝗿𝗮 𝗿𝗼𝗼𝗯𝗸𝗮 𝗴𝘂’𝗴𝗮, kaas oo la filayo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Afar iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
-Beesha Caalamka oo si wayn u soo dhowaysay dadaalka Dowladda FS ay ku bixinayso dhamaystirka waxyaabaha muhiimka u ah dowlad...
Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Netherland ayaa kulan afur ah u sameeyay dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha qaxootiga ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Nuqulka Rasmiga ah ee Wax-ka beddelka cutubyada 1aad, 2aad, 3aad...
Fariin ka socota agaasinka Guud ee Dakhliga ee wasaaradda Maaliyadda. Muwaadiniinta Soomaaliyeed. Agaasinka Guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda wuxuu ogeysiinayaa...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo gaba-gabeenayay Tartanka...
Shacabka Soomaaliyeed ee ku kala nool gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa si weyn u soo dhoweeyey dhamaystirka Dastuurka oo ay...
Ururka 162-aad ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgallo burburin ah ka fuliyay deegaannada Lafa-gari, Xabala Afwaax, iyo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, oo howlo shaqo u jooga magaalada Nairobi,...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga magaalada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkaan ayaa ka...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta ku saxiixday buugga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho