Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta oo Arbaca ah booqasho rasmi ah ku tagi doona dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta,...
Sida ay sheegayaan Wararka ka imanaya dalka Koonfur Afrika, Kooxo burcad hubeysan oo u dhashay dalkas ayaa dilay laba muwaadin...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib shirkii caalamiga ahaa ee isbeddelka...
Wasiirka arrrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi sare uu hoggaaminayo...
Safiirka Saafaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya, Danjire Axmed Cali Daahir ayaa hambalyo iyo bogaadin u direy Ummadda Soomaaliyeed guusha taariikhiga...
Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa ku soo gabagabeysay deegaanka Balihowd oo hoos taga degmada Xeraale...
Dowladda Soomaaliyaย ayaa soo bandhigtay axdiga Qaran ee dhimista wasaqowga hawada (NDC). Waa qorshaheedii ugu horeeyay ee looga jawaabayo dhibaatooyinka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa ka qeybgalay Shir duceedย ku saabsanaa...
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa kulan laba...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanada Mooda-moode & Daynuunaay ee gobolka Baay, waxaana howlgalka lagu dilay horjooge...
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Soomaaliya, mudane Maxamed Aadam Macallim Soomaali, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka furay Shirka...
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta qabtay shir ujeedkiisu ahaa soo bandhigidda guulihii la gaaray sannadkii dhammaaday, qorshayaasha sannadka...
Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Maryan Xuseen, oo ay weheliyaan khubaro ka socday Wasaaradda Caafimaadka...
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Cumar, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho