Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhiiri-gelinayso maal-gashiga gudaha iyo...
Sanad iyo todobo bilood kadib, maxaa Dowladda Soomaaliya u qabsoomay?, su’aashaasi jawaabteed looma fakirayo, muddo badanna kaa qaadan meyso helidda...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu ku qaabilay Qaar...
Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Howlah Guud XFS Mohamed Cali Maxamuud,oo ay qeyb ka yihiin Wasiirada Howlaha Guud ee...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Darawiishta Galmudug ayàa howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka wada degaanno katirsan koonfurta Gobolka Mudug....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay ka qeyb galay xafladda...
Axmed Mursal Maxamed oo looga yaqaanay Khawaarijta dhexdeeda (Qulaan) unaa qaabilsanaa arrimaha xooraanka ayaa isku soo dhiibay Ciidanka hay’adda Nabad-sugida...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Entebbe ee dalka Uganda ku saxiixay heshiiska ku biiritaanka Dallada Bulshada Bariga...
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa maanta laba Doonyo oo sida shixnado gargaar ah u kala dirtay deegaannada dowlad-goboledyada Puntland iyo...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise,...
RADIO MUQDISHO:-Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho