Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa caawa la kulmay Safiirka DowladdaTurkiga Soomaaliya u joogo Mudane Amb....
Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeelatay Hay’ada...
Midowga Afrika ayaa abaalmarinta ASO Award oo la xiriirta ilaalinta arrimaha deegaanka iyo isbeddelka cimilada guddoonsiiyay Wasiirka deegaanka iyo isbadalka...
Akhriso War-murtiyeed ka Shirka hirgelinta heshiiska qorshaha Amniga Qaranka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho.
Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaacisay Mabaad'iida Iskaashiga iyo Mideynta howlaha Caafimaadka dalka kadib markii ay kulan kula qaateen...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac iyo Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka Baarlamanka JFS ayaa maanta kormeer...
1- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane...
Waxaa maalintii 2-aad galay shirkii arrimaha Booliska ee qaab-dhismeedka amniga Qaranka, kaas oo dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah...
Agaasimaha guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed mudne Axmed Siciid Maxamed ayaa maanta u soo xiray Madaxda sare iyo...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Dr Cabdullaahi Maxamed Odowaa, sidoo kalena ah Safiirka aan daganeyn ee Dalalka Sri...
Ururada 161-aad, 164-aad iyo 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab XDS ayaa hawlgal burburin ah ka fuliyay deegaannada Buur Aylo,...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta Wasaaradda kulan kula yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho