Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 41-aad ee Madaxda dalalka IGAD ayaa uga mahadceliyey...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa uga mahadceliyay Xukuumadda iyo labada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay...
Ciidanka Xasilinta Booliiska Gobalka Mudug ee Dowlad Gobaleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleeystay in ay gacanta kusoo dhigaan maleeshiyaad...
Guddiga Garsoorka Cadaaladda Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Baarlamaanka JFS ayaa Maanta tababar u qabtay qaar kamida Bulshada rayidka ee...
Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane Cabdullaahi Cumar...
Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa si rasmi ah u xareeyay Macalimiinta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kaga qeyb-galaya Meertada 41-aad ee Urur-goboleedka IGAD ayaa...
Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane Cabdullaahi Cumar...
Mareykanka ayaa codka diidmada qayaxan ku horistaagay xabbad-joojin laga hirgaliyo dhulka Gaza,taas oo uu soo jeediya Xoghayaha Guud ee Qaramada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho