Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa booqday Isbitaalka Deyniile, isagoo ku soo wareegey dhamaan qeybaha kala duwan ee uu ka...
Howlgal Militari oo shalay ka dhacay deegaanka Dumaaye ee Gobolka Mudug, ayaa lagu burburiyay xaruntii Khawaarijta ee Koonfuurta Gobolka Mudug....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ciribtirka Khawaarijta, ayaa gaaray degmada Maxaas...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa qaabilay Madaxa Hay'adda UNDP ee Soomaaliya Mr Lionel Laurens. Kulanka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddoonka sare ee Maamulka...
Maareeye Ku xigeenka Hay’adda Taya dhowrka Qaranka Marwo Suuban Cabdinuur Gaas oo ay wehliyaan masuuliyiin katirsan hay’adda SoBS oo gaartay...
Si loo dar-dar galiyo sare u qaadidda dakhliga Dowladda, wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kormeer...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo warabaahinta la hadlay ayaa ku baaqay in la...
Maareeye Ku xigeenka Hay'adda Taya dhowrka Qaranka Marwo Suuban Cabdinuur Gaas oo ay wehliyaan mas'uuliyiin SoBS oo soo Gaartay Degmada...
Ciidamadaan oo tababar ugu socanayay muddo 3 bilood iyo 15 maalin ah xerada tababarka ciidanka Godad ayaa waxaa tababarka u...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...
The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, today held a meeting with the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho