Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya...
Guddoomiye Ku-xigeenka hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa shir guddoomiyey kulan u dhexeeyay waaxyaha kormeerka iyo qiimeynta...
Raiisel wasaaraha dalka Ireland Leo Varadkar, ayaa sheegay in midnimada Isra’iil ay meesha ka bixi doonto haddii ay sii waddo...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahan Ururka 5-aad, Guutada 16-aad ee Kumaandooska DANAB oo kaashanaya Ciidamada daraawaaiishta dowlad Goboleedka Jubbaland...
Qaramada Midoobay, ayaa sheegtay in duqeeymaha ay Israa’iil, ka waddo Falastiin ay sabababeen barakaca in ka badan 260,000 oo qof...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Roma kulan kula qaatay dhigiisa...
Lataliyaha Amniga Qaranka ee Maraykanka Jake Sullivan, ayaa galinkii danbe ee shalay sheegay in Maraykanku uu wadahadallo kula jira Israa'iil...
Abaanduulaha Guutada 26-aad ee Cali bin Abii-daalib Cabduqaadir Cali Nuur, oo ka soo amba baxay degmada Maxaas ayaa gaaray deegaanka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer ku tagay Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...
RADIO MUQDISHO:-Alle ha u naxariistee, maanta ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay meydka marxuum Wariye Maxamed Aweys...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho