Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa saaka howlgal lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ka fuliyay degaanno dhaca Bariga iyo Galbeed degmada Waajid...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Sweden...
Boqolaal qof ayaa ku dhintay kuna dhaawacmay, dab xalay ka kacay goob ay ka socotay xaflad Aroos oo ka dhacaysay...
Maanta oo kale qeybo badan oo ka mid ah dunida waxaa si weyn looga xusaa dhalashada Nabigeenna Muxammad CSW, sidokale...
Wasiirro ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo marti sharaf kale ayaa ka qaybgalay furitaanka xarunta xanaanada Carruurta...
Ciidanka deegaanka ee ka howlgala aagga deegaanka Bulacle ee gobolka Galgaduud ayaa maanta soo afjaray koox Khawaarij ah, iyagoo dilay...
Guddomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo Maanta booqasho ku tegay isbitaalka weyn ee...
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gaaray deegaanka Cali Fooldheere ee gobolka Shabeellada dhexe, isago la hadlay Ciidanka Qaranka iyo...
Wafdi ka socda Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo uu hoggaaminayo Safiirka Sucuudiga u fadhiya Falastiin, oo ay weheliyaan Wakiilka Hay’adda Labada...
Agaasimaha waaxda ganacsiga ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Axmed Sheekh Cabdullaahi, ayaa sheegay in ay wadaan siyaasad...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho